Nin toorey ku dhaawacay Wiil labo sano ka yar oo lasoo bandhigay (Daawo Sawirada)

Magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka Jubbaland waxaa lagu soo bandhigay nin da’ ah oo lagu eedeeyay in uu toorey ku dhaawacay wiil yar oo da’diisa lagu sheegay Hal sano iyo bar. Saraakiisha booliiska maamulka Jubbaland oo soo bandhigay ninkan ayaa waxa ay sheegeen in ay wadaan baaritaano ku aadan falka uu ninkan odayga … Continue reading Nin toorey ku dhaawacay Wiil labo sano ka yar oo lasoo bandhigay (Daawo Sawirada)